Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 22:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse waxay noqon doontaa markhaati inoo dhexeeya annaga iyo idinka, iyo farcankeenna inaga dambeeya, si aannu Rabbiga hortiisa ugu adeegno annagoo wadna qurbaannadayada la gubo, iyo allabaryadayada, iyo qurbaannadayada nabaadiinada, inaan carruurtiinnu waa dambe ku odhan carruurtayada, Qayb kuma lihidin Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 22

arki Yashuuca 22:27 macnaha guud