Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 22:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee, haddii dalkii hantidiinna ahaa aanu nadiif ahayn, de markaas u soo gudba dalka Rabbiga hantidiisa ah, oo uu taambuuggii Rabbigu ku dhex jiro, oo nala qayb qaata; laakiinse Rabbiga ha ku caasiyoobina, oo annagana ha nagu caasiyoobina, oo ha dhisina meel allabari oo aan ahayn tii Rabbiga Ilaaheenna ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 22

arki Yashuuca 22:19 macnaha guud