Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 20:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intaasu waa magaalooyinkii loo doortay reer binu Israa'iil oo dhan, iyo qariibkii dhexdooda degganaa, in ku alla kii qof dilaa, isagoo aan u kasayn, uu halkaas ku carari karo inaanu ku dhiman gacanta kan dhiigga ka aarsada, ilaa uu hor istaago shirka.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 20

arki Yashuuca 20:9 macnaha guud