Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 2:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ahaan doontaa, in ku alla kii ka baxa albaabbada gurigaaga oo jidka maraba, uu dhiiggiisu ahaan doono dushiisa, oo annana aannan eed ku yeelanaynin, iyo in ku alla kii guriga kugula jira haddii far la saaro, uu dhiiggiisu dushayada ahaan doono.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 2

arki Yashuuca 2:19 macnaha guud