Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaannu maqalnay sidii Rabbigu hortiinna uga engejiyey biyihii Badda Cas, markii aad Masar ka soo baxdeen, iyo wixii aad ku samayseen labadii boqor oo Siixon iyo Coog oo ahaa reer Amor, ee joogay Webi Urdun shishadiisa, oo aad wada baabbi'iseen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 2

arki Yashuuca 2:10 macnaha guud