Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca ina Nuun wuxuu Shitiim si qarsoon uga diray laba nin oo basaasyo ah, oo wuxuu ku yidhi, Bal taga oo soo ilaaleeya dalka iyo magaalada Yerixoo. Markaasay tageen, oo waxay galeen guri naag dhillo ah oo magaceeda la odhan jiray Raxab, oo halkaasay jiifsadeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 2

arki Yashuuca 2:1 macnaha guud