Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 19:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo soohdintu waxay u leexatay xagga galbeed tan iyo Asnood Taaboor, oo halkaasna waxay ugu baxday xagga Xuqoq; oo waxay gaadhay ilaa xagga koonfureed oo Sebulun, oo haddana waxay gaadhay xagga galbeed oo Aasheer, iyo tan iyo reer Yahuudah oo Webi Urdun xagga qorraxdu ka soo baxdo ka xiga.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 19

arki Yashuuca 19:34 macnaha guud