Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 18:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo soohdintu waxay ku dhaadhacday meesha ugu fog buurta ku hor taal dooxadii ina Xinnom, taasoo ku taal xagga woqooyi oo dooxada reer Rafaa, oo waxay ku dhaadhacday ilaa dooxadii Xinnom, iyo ilaa dhinaca reer Yebuus xaggooda koonfureed, oo waxay kaloo sii martay Ceyn Rogeel,

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 18

arki Yashuuca 18:16 macnaha guud