Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 17:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo soohdintu waxay u baxday durdurkii Qaanaah, oo durdurka xagga koonfureed ka ahaa. Magaalooyinkaas ku dhex yiil magaalooyinkii reer Manaseh waxaa lahaa reer Efrayim. Soohdintii Efrayimna waxay ahayd durdurka xaggiisa woqooyi, oo waxaa soohdintii dhammaadkeedu ahaa badda.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 17

arki Yashuuca 17:9 macnaha guud