Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 15:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo soohdintu waxay sii martay dooxadii ina Xinnom iyo ilaa xagga koonfureed ee Yebuus. Taasu waa Yeruusaalem. Oo soohdintu waxay kor ugu baxday buurta ku taal dooxadii Xinnom horteeda ee xaggeeda galbeed, taasoo ku taal dooxada xagga woqooyi oo ugu fog ee reer Rafaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 15

arki Yashuuca 15:8 macnaha guud