Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 15:62-63 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

62. iyo Nibshaan iyo Magaalada Cusbada leh iyo Ceyn Gedii, iyana waa lix magaalo iyo tuulooyinkoodii.

63. Xagga reer Yebuus, kuwaasoo Yeruusaalem degganaa, reer Yahuudah way eryi kari waayeen; laakiinse reer Yebuus Yeruusaalem bay la degganaayeen reer Yahuudah ilaa maantadan la joogo.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 15