Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 15:53-63 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

53. iyo Yaaniim iyo Beyd Tafuu'ax, iyo Afeeqaah,

54. Xumtaah, iyo Qiryad Arbac (taasoo ah Xebroon), iyo Siicor, iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

55. Iyo Maacoon, iyo Karmel, iyo Siif, iyo Yutaah,

56. iyo Yesreceel, iyo Yokdecaam, iyo Saanoo'ax,

57. Kayn, iyo Gibecaah, iyo Timneh, iyana waa toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

58. Xalxuul, iyo Beytsuur, iyo Gedoor,

59. iyo Macaraad, iyo Beytcanood, iyo Elteqon, iyana waa lix magaalo iyo tuulooyinkoodii.

60. Qiryad Bacal (taasoo ah Qiryad Yecaariim), iyo Rabbaah, iyana waa laba magaalo iyo tuulooyinkoodii.

61. Xagga cidladana waxay ku lahaayeen Beytcaraabaah, iyo Middiin, iyo Sekaakaah,

62. iyo Nibshaan iyo Magaalada Cusbada leh iyo Ceyn Gedii, iyana waa lix magaalo iyo tuulooyinkoodii.

63. Xagga reer Yebuus, kuwaasoo Yeruusaalem degganaa, reer Yahuudah way eryi kari waayeen; laakiinse reer Yebuus Yeruusaalem bay la degganaayeen reer Yahuudah ilaa maantadan la joogo.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 15