Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 15:51-56 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

51. iyo Goshen, iyo Xolon, iyo Giloh, iyana waa koob iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

52. Araab, iyo Duumah, iyo Eshecaan,

53. iyo Yaaniim iyo Beyd Tafuu'ax, iyo Afeeqaah,

54. Xumtaah, iyo Qiryad Arbac (taasoo ah Xebroon), iyo Siicor, iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

55. Iyo Maacoon, iyo Karmel, iyo Siif, iyo Yutaah,

56. iyo Yesreceel, iyo Yokdecaam, iyo Saanoo'ax,

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 15