Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 15:48-54 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

48. Iyo dalkii buuraha lahaa oo dhan, iyo Shamiir, iyo Yatiir, iyo Sokoh,

49. iyo Dannaah, iyo Qiryad Sannaah (taasoo Debiir ah),

50. iyo Canaab, iyo Eshtemoh, iyo Caaniim,

51. iyo Goshen, iyo Xolon, iyo Giloh, iyana waa koob iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

52. Araab, iyo Duumah, iyo Eshecaan,

53. iyo Yaaniim iyo Beyd Tafuu'ax, iyo Afeeqaah,

54. Xumtaah, iyo Qiryad Arbac (taasoo ah Xebroon), iyo Siicor, iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 15