Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 15:32-36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

32. iyo Lebaa'ood, iyo Shilxiim, iyo Cayn, iyo Rimmon, oo magaalooyinka oo dhan iyo tuulooyinkooduba waa sagaal iyo labaatan.

33. Oo dalka dooxadana waxay ku lahaayeen Eshtaa'ool, iyo Sorcaah, iyo Ashnaah,

34. iyo Saanoo'ax, iyo Ceyn Ganniim, iyo Tafuu'ax, iyo Ceynaam,

35. iyo Yarmuud, iyo Cadullaam, iyo Sokoh, iyo Caseeqaah,

36. iyo Shacarayim, iyo Cadiitayim, iyo Gedeeraah, iyo Gedeerootayim, oo iyana waa afar iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 15