Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 15:25-43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. iyo Xaasoor Xadataah, iyo Qiryood Xesroon (oo taasuna waa Xaasoor qudheeda),

26. iyo Amaam, iyo Shemac, iyo Molaadaah,

27. iyo Xasar Gaddaah, iyo Xeshmoon, iyo Beytfeled,

28. iyo Xasar Shuucaal, iyo Bi'ir Shebac, iyo Bisyootiyaah,

29. iyo Bacalaah, iyo Ciyiim, iyo Cesem,

30. iyo Eltoolad, iyo Kesiil, iyo Xormaah,

31. iyo Siiqlag, iyo Madmannaah, iyo Sansannaah,

32. iyo Lebaa'ood, iyo Shilxiim, iyo Cayn, iyo Rimmon, oo magaalooyinka oo dhan iyo tuulooyinkooduba waa sagaal iyo labaatan.

33. Oo dalka dooxadana waxay ku lahaayeen Eshtaa'ool, iyo Sorcaah, iyo Ashnaah,

34. iyo Saanoo'ax, iyo Ceyn Ganniim, iyo Tafuu'ax, iyo Ceynaam,

35. iyo Yarmuud, iyo Cadullaam, iyo Sokoh, iyo Caseeqaah,

36. iyo Shacarayim, iyo Cadiitayim, iyo Gedeeraah, iyo Gedeerootayim, oo iyana waa afar iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

37. Iyo Senaan, iyo Xadaashaah, iyo Migdal Gaad,

38. iyo Dilcaan, iyo Misfaah, iyo Yoqte'eel,

39. iyo Laakiish, iyo Bosqad, iyo Cegloon,

40. iyo Kabboon, iyo Laxmaam, iyo Kitliish,

41. iyo Gedeerood, iyo Beytdagoon, iyo Nacamaah, iyo Maqeedaah, iyana waa lix iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

42. Libnaah, iyo Ceter, iyo Caashaan,

43. iyo Yiftaax, iyo Ashnaah, iyo Nesiib,

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 15