Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 15:21-32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

21. Oo qabiilkii reer Yahuudah magaalooyinkoodii ugu fogaa xagga soohdinta koonfureed oo Edom waxay ahaayeen Qabse'eel, iyo Ceeder, iyo Yaaguur,

22. iyo Qiinaah, iyo Diimoonaah, iyo Cadcaadaah,

23. iyo Qedesh, iyo Xaasoor, iyo Itnaan,

24. iyo Siif, iyo Telem, iyo Becaalood,

25. iyo Xaasoor Xadataah, iyo Qiryood Xesroon (oo taasuna waa Xaasoor qudheeda),

26. iyo Amaam, iyo Shemac, iyo Molaadaah,

27. iyo Xasar Gaddaah, iyo Xeshmoon, iyo Beytfeled,

28. iyo Xasar Shuucaal, iyo Bi'ir Shebac, iyo Bisyootiyaah,

29. iyo Bacalaah, iyo Ciyiim, iyo Cesem,

30. iyo Eltoolad, iyo Kesiil, iyo Xormaah,

31. iyo Siiqlag, iyo Madmannaah, iyo Sansannaah,

32. iyo Lebaa'ood, iyo Shilxiim, iyo Cayn, iyo Rimmon, oo magaalooyinka oo dhan iyo tuulooyinkooduba waa sagaal iyo labaatan.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 15