Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba kuwanu waa boqorradii dalka, oo ay reer binu Israa'iil laayeen oo ay dalkoodii ka qaateen meel Webi Urdun ka shishaysa oo qorrax ka soo baxa ka xigta, markii laga bilaabo dooxadii Arnoon iyo tan iyo Buur Xermoon, iyo inta banka Caraabaah xagga bari ka xigta oo dhan:

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 12

arki Yashuuca 12:1 macnaha guud