Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 10:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo Rabbigu iyada iyo boqorkeediiba wuxuu gacanta u geliyey reer binu Israa'iil, oo wuxuu seef ku laayay iyada iyo dadkii ku jiray oo dhan, oo waxba kama uu reebin, oo boqorkeediina wuxuu ku sameeyey sidii uu ku sameeyey boqorkii Yerixoo.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 10

arki Yashuuca 10:30 macnaha guud