Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 10:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yashuuca maalintaasuu qabsaday Maqeedaah, oo wuxuu dadkeedii ku laayay seef, iyo xataa boqorkeedii; oo dadkii ku jiray oo dhan wuu wada baabbi'iyey, oo waxba kama uu reebin, oo boqorkii Maqeedaah wuxuu ku sameeyey sidii uu ku sameeyey boqorkii Yerixoo.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 10

arki Yashuuca 10:28 macnaha guud