Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 10:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa Rabbigu cabsi ku riday iyagii reer binu Israa'iil hortooda, oo Gibecoon agteeda ayuu aad ugu laayay, oo wuxuu u eryaday xagga jidkii kor loo baxo Beytxooroon, oo wuxuu ku laynayay ilaa Caseeqaah iyo tan iyo Maqeedaah.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 10

arki Yashuuca 10:10 macnaha guud