Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xoog uun yeelo, oo aad u dhiirranow inaad dhawrtid oo aad yeeshid si waafaqsan sharcigii addoonkaygii Muuse kugu amray oo dhan. Si aad ugu liibaantid meel kastoo aad tagtidba, sharcigaas ha uga leexan midigta iyo bidixda toona.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 1

arki Yashuuca 1:7 macnaha guud