Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal xerada dhex mara, oo waxaad dadka ku amartaan, oo ku tidhaahdaan, Saadkiinna diyaarsada, waayo, saddex maalmood waa inaad kaga gudubtaan webigan Urdun inaad gashaan oo hantidaan dalkii Rabbiga Ilaahiinna ahu hanti ahaan idiin siinayo.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 1

arki Yashuuca 1:11 macnaha guud