Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaggay 2:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waanan afgembiyi doonaa carshiga boqortooyooyinka, oo waan baabbi'in doonaa xoogga boqortooyooyinka quruumaha, waanan afgembiyi doonaa gaadhifardoodyada iyo kuwa fuushanba, oo fardaha iyo kuwa ku joogaaba way dhici doonaan, oo mid kastaaba wuxuu ku dhiman doonaa seefta walaalkiis.

akhri dhamaystiran cutubka Xaggay 2

arki Xaggay 2:22 macnaha guud