Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xabaquuq 3:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga Sayidka ah ayaa xoog ii ah, Cagahaygana wuxuu ka dhigaa sida cagaha deerada, Oo wuxuu igu socodsiin doonaa meelahayga sarsare. Tan waxaa lagu tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaabtayda xadhkaha leh.

akhri dhamaystiran cutubka Xabaquuq 3

arki Xabaquuq 3:19 macnaha guud