Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xabaquuq 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haah, oo weliba khamrigu wax buu khiyaanaa, oo nin isla weynu gurigiisa kuma xasillo. Wuxuu xiisihiisa u ballaadhiyaa sida She'ool oo kale, oo isagu waa sida geerida oo kale oo innaba lama dherjin karo, laakiinse wuxuu soo urursadaa quruumaha oo dhan, oo wuxuu isu geeystaa dadyowga oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Xabaquuq 2

arki Xabaquuq 2:5 macnaha guud