Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 9:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii nin waluba wuxuu soo jaray laantiisii, oo waxay soo raaceen Abiimeleg, oo intay laamihii qalcaddii ku ag tuuleen ayay haddana dab sudheen, oo sidaasay dadkii munaaraddii Shekem joogay oo dhammu u wada le'deen; oo waxay ahaayeen in ku dhow kun qof oo rag iyo dumarba leh.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 9

arki Xaakinnada 9:49 macnaha guud