Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 8:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Sebah iyo Salmunnac waxay ku yidhaahdeen, War adigu kac oo na laa; waayo, nin waluba siduu yahay ayaa xooggiisuna yahay. Markaasaa Gidcoon kacay oo laayay Sebah iyo Salmunnac, oo wuxuu qaatay bilihii ku xidhnaa qoorta awrtooda.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 8

arki Xaakinnada 8:21 macnaha guud