Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 8:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu u yimid raggii reer Sukod, oo wuxuuna ku yidhi, Bal eega Sebah iyo Salmunnac, kuwii aad daraaddood iigu majaajilooteen oo aad igu tidhaahdeen, Sebah iyo Salmunnac miyey haatan gacantaada ku jiraan, aannu raggaaga daalan cunto siinnee?

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 8

arki Xaakinnada 8:15 macnaha guud