Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 8:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Sebah iyo Salmunnac waxay joogeen Qarqor, iyaga iyo ciidammadoodii, oo waxay ku dhowaayeen shan iyo toban kun oo nin, oo intaasuna waxay ahayd intii ka hadhay ciidankii reer bariga oo dhan; waayo, waxaa ka la'day boqol iyo labaatan kun oo nin oo seefqaad ah.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 8

arki Xaakinnada 8:10 macnaha guud