Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 7:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Gidcoon ku yidhi, Dadku weli aad buu u badan yahay; bal waxaad geeysaa biyaha, oo halkaasaan iyaga kuugu tijaabinayaa, oo waxay noqon doontaa, kii aan kugu idhaahdo, Kanu ha ku raaco, kaasaa ku raaci doonaa, oo ku alla kii aan kugu idhaahdo, Kanu ku raaci maayo, kaasu waa inaanu ku raacin.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:4 macnaha guud