Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 7:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Gidcoon wargeeyayaal u diray dalkii buuraha lahaa oo reer Efrayim oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Dhaadhaca, oo ka hor taga reer Midyaan, oo waxaad ka hor qabsataan biyaha ku jira tan iyo Beytbaaraah, iyo xataa Webi Urdun. Markaasay raggii reer Efrayim oo dhammu soo urureen oo waxay qabsadeen biyihii ku jiray tan iyo Beytbaaraah, iyo xataa Webi Urdun.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:24 macnaha guud