Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 6:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Gidcoon wuxuu Ilaah ku yidhi, Cadhadaadu yaanay igu kululaan oo markan keliya ayaan hadlayaa. Markan keliya aan dhogorta wax ku hubsado, waan ku baryayaaye. Bal markan dhogorta keliya engeg ha noqoto, laakiinse dhulka kale oo dhammu dharab ha lahaado.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:39 macnaha guud