Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 6:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoo'aash wuxuu ku yidhi dadkii ku kacay oo dhan, Ma idinkaa u dagaallamaya Bacal? Oo ma isagaad badbaadinaysaan? Kii u dagaallama ha la dilo subaxda, waayo, hadduu isagu ilaah yahay, de ha isu dagaallamo, maxaa yeelay, waxaa laga jebiyey meeshiisii allabariga.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:31 macnaha guud