Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaggii Rabbigu wuxuu soo taagay ushii gacantiisa ku jirtay dabadeedii, oo wuxuu ku taabtay hilibkii iyo kibistii aan khamiirka lahayn, markaasaa dab ka soo baxay dhagaxii, oo wuxuu laastay hilibkii iyo kibistii aan khamiirka lahayn; oo markaasaa malaggii Rabbigu ka libdhay araggiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:21 macnaha guud