Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 6:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Gidcoon gudaha galay, oo wuxuu diyaariyey orgi yar, iyo qiyaas eefaah bur ah oo uu ka sameeyey kibis aan khamiir lahayn. Hilibkii wuxuu ku riday dambiil, maraqiina dheri buu ku shubay, oo wuxuu ugu keenay oo ku siiyey geedkii hoostiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:19 macnaha guud