Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 6:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa Gidcoon malaggii ku yidhi, Sayidkaygiiyow, haddii Rabbigu nala jiro, de maxaa waxyaalahan oo dhammu noogu dhaceen? Oo meeye kulli shuqulladiisii yaabka lahaa oo ay awowayaashayo noo sheegeen, oo ay nagu yidhaahdeen, Miyaanu Rabbigu naga soo bixin dalkii Masar? Laakiinse haatan Rabbigu waa na xooray, oo wuxuu gacanta noo geliyey reer Midyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:13 macnaha guud