Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 6:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa yimid malaggii Rabbiga, oo wuxuu hoos fadhiistay geedkii ku yiil Cofraah, oo uu lahaa Yoo'aash kii reer Abiiceser; oo wiilkiisii Gidcoon ahaa ayaa sarreen ku tumayay meeshii macsaradda inuu ka qariyo reer Midyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:11 macnaha guud