Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 5:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay tidhi, Miyaanay wax helin oo boolidii qaybsan? Oo nin kastaaba miyaanu helin gabadh ama laba gabdhood; Oo Siiseraana sow ma helin dhar booli ah oo kala midab ah, Oo miyaanu helin daabac kala midab ah, Oo miyaanu helin daabac kala midab ah oo labada dhan ku yaal, oo boolida qoortooda sudhan?

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 5

arki Xaakinnada 5:30 macnaha guud