Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Efrayim waxaa ka soo baxay kuwo xididkoodii yahay Camaaleq; Dabadeedna, adiga reer Benyaamiinow, iyo dadkaaga kugu dhex jira, Oo reer Maakiirna waxaa ka soo baxay taliyayaal, Reer Sebulunna waxaa ka yimid kuwo haya usha sirkaalka wax qora.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 5

arki Xaakinnada 5:14 macnaha guud