Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 5:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Deedna maalintaas waxaa gabyay Debooraah iyo Baaraaq ina Abiinocam, oo waxay yidhaahdeen,

2. Madaxdii baa reer binu Israa'iil hoggaamisay, Dadkiina iyagoo oggol ayay isbixiyeen, Taas aawadeed Rabbiga ammaana.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 5