Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 4:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yaaceelna intay dibadda u soo baxday inay ka hor tagto Siiseraa, waxay isagii ku tidhi, Soo leexo, sayidkaygiiyow, ii soo leexo, oo ha cabsan. Oo isna intuu ku leexday ayuu galay teendhada, oo markaasay buste ku dedday.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 4

arki Xaakinnada 4:18 macnaha guud