Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Debooraahna waxay Baaraaq ku tidhi, Kac, waayo, maanta waa maalintii Rabbigu Siiseraa gacantaada soo geliyey. Rabbigu miyaanu ku hor socon? Sidaas daraaddeed Baaraaq wuxuu ka dhaadhacay Buur Taaboor, isagoo ay toban kun oo nin daba socdaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 4

arki Xaakinnada 4:14 macnaha guud