Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 4:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Xeber oo ahaa reer Qeyn ayaa hore isaga soocay reer Qeyn, kuwaas oo ahaa reer Xoobaab, Muuse seeddigiis, oo wuxuu meel iyaga ka fog teendhadiisii ka dhistay xagga geedkii ku yiil Sacananniim oo u dhow Qedesh.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 4

arki Xaakinnada 4:11 macnaha guud