Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 20:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay jeesteen ayay u carareen xagga cidlada iyo ilaa dhagaxii weynaa oo Rimmon; oo waxaa jidadka waaweyn lagu sii laayay shan kun oo nin; oo waxaa loo sii raacdaystay xagga Gidcom, oo laga laayay laba kun oo nin.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 20

arki Xaakinnada 20:45 macnaha guud