Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 20:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee Gibecaah jooga noo soo bixiya, aannu dilnee, oo aannu reer binu Israa'iil sharka ka dhex fogaynee. Laakiinse reer Benyaamiin ma ay doonaynin inay dhegaystaan codkii reer binu Israa'iil oo walaalahood ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 20

arki Xaakinnada 20:13 macnaha guud