Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa cadhadii Rabbigu aad ugu kululaatay reer binu Israa'iil, oo wuxuu iyagii ku riday kuwii iyaga dhacay gacmahoodii, oo wuxuu ka iibiyey gacmihii cadaawayaashoodii ku wareegsanaa, sidaas daraaddeed mar dambe ma ay hor istaagi karin cadaawayaashooda.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 2

arki Xaakinnada 2:14 macnaha guud