Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaa'igtii Rabbigu waxay ka soo kacday Gilgaal oo Bokiim timid, oo waxay tidhi, Anigaa idinka soo bixiyey dalkii Masar, oo waxaan idin keenay dalkii aan ugu dhaartay awowayaashiin, oo waxaan idhi, Anigu weligay jebin maayo axdigayga aan idinla dhigtay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 2

arki Xaakinnada 2:1 macnaha guud