Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 17:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu hooyadiis ku yidhi, Kun iyo boqolkii xabbadood oo lacagta ahaa ee lagaa qaaday, ee aad ku habaartamaysay ee aad igu dhego hadlaysay, lacagtii anigaa haya; oo anaa qaaday. Markaasay hooyadiis tidhi, Wiilkaygiiyow, Rabbigu ha ku barakeeyo.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 17

arki Xaakinnada 17:2 macnaha guud