Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 16:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay walaalihiis iyo reer aabbihiis oo dhammu soo dhaadhaceen, oo intay qaadeen isagii ayay keeneen oo ku aaseen meel u dhexaysa Sorcaah iyo Eshtaa'ool, taasoo ahayd xabaashii aabbihiis Maanoo'ax. Oo isna wuxuu reer binu Israa'iil xukumayay labaatan sannadood.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:31 macnaha guud